![](http://www.sacansw.org.au/wp-content/uploads/2023/01/4-2-1024x768.jpg)
We accept referrals from all government and non-government organisations for newly arrived Somali refugees and migrants to NSW. Our Settlement Services programs are for individuals and families that have been in NSW for under 5 years. We have a number of activities that are available and delivered every month for newly arrived refugees and migrants from Somali backgrounds settle into the community.
Waxaan aqbalnaa soo gudbinta dhamaan dowlada iyo ururada aan dowliga aheyn ee loogu tala galay qaxootiga iyo muhaajiriinta cusub ee soomaalida ah ee degay gobolka NSW Barnaamijyadeenna Adeegyada Dejinta waxaa loogu talagalay shaqsiyaadka iyo qoysaska ku sugnaa gobolka NSW in ka yar 5 sano. Waxaan haynaa waxqabadyo dhowr ah oo loo heli karo loona soo bandhigo bil kasta qaxootiga dhawaan yimid iyo muhaajiriinta ka yimid asalka Soomaalida oo ku dhex nool bulshada.