There is a Somali saying that “while a man is the head of the household, a Somali woman is the neck that helps direct the position of the head”. This describes how women (particularly older women) have significant influence in their home life. Somali women are renowned for being entrepreneurs and business people. They are often the main income earners for their families. At the Somali Australian Community Association of NSW (SACA) we support all Somali women in NSW in leading and positively contributing towards our growing and emerging community here in NSW.
![](http://www.sacansw.org.au/wp-content/uploads/2023/01/8-1024x768.jpg)
Somalidu waxay ku maahmaahdaa “inta ninku yahay madaxa guriga, haweeneyda Soomaaliyeed ayaa ah qoorta ka caawisa hagida booska madaxa”. Tani waxay sharraxaysaa sida haweenka (gaar ahaan dumarka da’da weyn) ay saameyn muuqata ugu leeyihiin nolosha gurigooda. Haweenka Soomaaliyeed ayaa caan ku ah inay yihiin ganacsato. Iyagu badanaa waa kuwa dakhliga ugu badan ka soo gala qoysaskooda. Haddii aan nahay Ururka Somali Australian Community Association of NSW (SACA) waxaan ka taageereynaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed ee gobolka NSW hoggaaminta iyo ka-qayb-qaadashada wax ku oolka ah beesheena ku soo koraysa iyo kuwa ku soo kordhaya halkan NSW